Dhammaan suuradaha

Suurad 95

The Fig

سُورَةُ التِّينِ

At-Tin · Maka

Furayaasha: J ku xigta · K aayad hore

Maqal
  1. 1

    بِّسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ وَٱلتِّينِ وَٱلزَّيْتُونِ

    Turjubaanka: Wat teeni waz zaitoon

    Eebe wuxuu ka dhaartay Tiinka iyo Zeytuunka.

  2. 2

    وَطُورِ سِينِينَ

    Turjubaanka: Wa toori sineen

    Iyo Dhuuri Siina.

  3. 3

    وَهَٰذَا ٱلْبَلَدِ ٱلْأَمِينِ

    Turjubaanka: Wa haazal balad-il ameen

    Iyo Magaaladan Aaminka ah (Maka).

  4. 4

    لَقَدْ خَلَقْنَا ٱلْإِنسَٰنَ فِىٓ أَحْسَنِ تَقْوِيمٍۢ

    Turjubaanka: Laqad khalaqnal insaana fee ahsani taqweem

    Ee waxaana ku abuurray Dadka Muuqal toosan.

  5. 5

    ثُمَّ رَدَدْنَٰهُ أَسْفَلَ سَٰفِلِينَ

    Turjubaanka: Thumma ra dad naahu asfala saafileen

    Kaddibna waxaan u celinaynaa hoos (gabow dartiis).

  6. 6

    إِلَّا ٱلَّذِينَ ءَامَنُوا۟ وَعَمِلُوا۟ ٱلصَّٰلِحَٰتِ فَلَهُمْ أَجْرٌ غَيْرُ مَمْنُونٍۢ

    Turjubaanka: Ill-lal lazeena aamanoo wa 'amilus saalihaati; falahum ajrun ghairu mamnoon

    Hase yeeshee kuwa rumeeyey xaqa camalwanaagsanna falay, waxay mudan Ajri aan go'aynin.

  7. 7

    فَمَا يُكَذِّبُكَ بَعْدُ بِٱلدِّينِ

    Turjubaanka: Fama yu kaz zibuka b'adu bid deen

    Ee Maxaa Gaalada u sababay beeninta Qiyaamada intaas ka dib.

  8. 8

    أَلَيْسَ ٱللَّهُ بِأَحْكَمِ ٱلْحَٰكِمِينَ

    Turjubaanka: Alai sal laahu bi-ahkamil haakimeen

    Miyuusan Eebe ahayn kan ugu xukun wanaagsan. (Eebaa xukun wanagsan).

Daabacaadda tarjumaada: so.abduh

Aayadda maqalka ah: Mishary Rashid Alafasy (128kbps via islamic.network CDN).

Qoraal iyo tarjumaad: api.alquran.cloud · Uthmani Carabi.

Haddii micnaha ayah uusan caddayn, weydii macalin aqoon leh - gaar ahaan arrimaha sharciga iyo caqiidada.

The Fig — Islam Word