Furayaasha: J ku xigta · K aayad hore
- 1
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ أَلَمْ نَشْرَحْ لَكَ صَدْرَكَ
Turjubaanka: Alam nashrah laka sadrak
Miyannaan kuu waasicinin Laabta (ku nuurinin).
- 2
وَوَضَعْنَا عَنكَ وِزْرَكَ
Turjubaanka: Wa wa d'ana 'anka wizrak
Oonaan ka dajinin culayskii.
- 3
ٱلَّذِىٓ أَنقَضَ ظَهْرَكَ
Turjubaanka: Allazee anqada zahrak
dhabarka kaa cusleeyay.
- 4
وَرَفَعْنَا لَكَ ذِكْرَكَ
Turjubaanka: Wa raf 'ana laka zikrak
Miyaannaan kor yeelin magacaaga (xusiddaada).
- 5
فَإِنَّ مَعَ ٱلْعُسْرِ يُسْرًا
Turjubaanka: Fa inna ma'al usri yusra
Cidhiidhina waxaa ku dhaw fudayd (faraj).
- 6
إِنَّ مَعَ ٱلْعُسْرِ يُسْرًۭا
Turjubaanka: Inna ma'al 'usri yusra
Cidhiidhina waxaa ku dhaw fudayd.
- 7
فَإِذَا فَرَغْتَ فَٱنصَبْ
Turjubaanka: Fa iza faragh ta fansab
Ee markaad Salaadda dhammayso isku dhib (Samo fal).
- 8
وَإِلَىٰ رَبِّكَ فَٱرْغَب
Turjubaanka: Wa ilaa rabbika far ghab
Eebana (Khayr) ka rajee.
Daabacaadda tarjumaada: so.abduh
Aayadda maqalka ah: Mishary Rashid Alafasy (128kbps via islamic.network CDN).
Qoraal iyo tarjumaad: api.alquran.cloud · Uthmani Carabi.
Haddii micnaha ayah uusan caddayn, weydii macalin aqoon leh - gaar ahaan arrimaha sharciga iyo caqiidada.