Furayaasha: J ku xigta · K aayad hore
- 1
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ وَٱلضُّحَىٰ
Turjubaanka: Wad duhaa
Eebe wuxuu ku dhaartay Barqinka.
- 2
وَٱلَّيْلِ إِذَا سَجَىٰ
Turjubaanka: Wal laili iza sajaa
Iyo Habeenku markuu xasilo (Madoobaado).
- 3
مَا وَدَّعَكَ رَبُّكَ وَمَا قَلَىٰ
Turjubaanka: Ma wad da'aka rabbuka wa ma qalaa
Inaan Eebe ka tagin Nabiyow kuuna cadhoonin.
- 4
وَلَلْءَاخِرَةُ خَيْرٌۭ لَّكَ مِنَ ٱلْأُولَىٰ
Turjubaanka: Walal-aakhiratu khairul laka minal-oola
Aakharana kaaga khayr badan Aduunka.
- 5
وَلَسَوْفَ يُعْطِيكَ رَبُّكَ فَتَرْضَىٰٓ
Turjubaanka: Wa la sawfa y'uteeka rabbuka fatarda
Eebaana ku siindoona (wanaag) waadna raalli noqon.
- 6
أَلَمْ يَجِدْكَ يَتِيمًۭا فَـَٔاوَىٰ
Turjubaanka: Alam ya jidka yateeman fa aawaa
Miyuusan ku helin Eebahaa Adigoo Agoon ah oosan ku dhawaynin.
- 7
وَوَجَدَكَ ضَآلًّۭا فَهَدَىٰ
Turjubaanka: Wa wa jadaka daal lan fahada
Miyuunase ku helin Adigoo baadi ah oosan ku hanuuninin.
- 8
وَوَجَدَكَ عَآئِلًۭا فَأَغْنَىٰ
Turjubaanka: Wa wa jadaka 'aa-ilan fa aghnaa
Miyuunase ku helin Adigoo caydhi ah oosna ku hodminin (kuu waxyoonin).
- 9
فَأَمَّا ٱلْيَتِيمَ فَلَا تَقْهَرْ
Turjubaanka: Fa am mal yateema fala taqhar
Ee Agoonta ha xoogin (hana dhihin).
- 10
وَأَمَّا ٱلسَّآئِلَ فَلَا تَنْهَرْ
Turjubaanka: Wa am mas saa-ila fala tanhar
Ka wax su'aalina ha canaanan.
- 11
وَأَمَّا بِنِعْمَةِ رَبِّكَ فَحَدِّثْ
Turjubaanka: Wa amma bi ni'mati rabbika fahad dith
Nicmada Eebahaana ka sheekee (ku mahadi).
Daabacaadda tarjumaada: so.abduh
Aayadda maqalka ah: Mishary Rashid Alafasy (128kbps via islamic.network CDN).
Qoraal iyo tarjumaad: api.alquran.cloud · Uthmani Carabi.
Haddii micnaha ayah uusan caddayn, weydii macalin aqoon leh - gaar ahaan arrimaha sharciga iyo caqiidada.