Furayaasha: J ku xigta · K aayad hore
- 1
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ وَٱلشَّمْسِ وَضُحَىٰهَا
Turjubaanka: Wash shamsi wa duhaa haa
Eebe wuxuu ku dhaartay Qorraxda iyo Barqinkeeda.
- 2
وَٱلْقَمَرِ إِذَا تَلَىٰهَا
Turjubaanka: Wal qamari izaa talaa haa
Iyo Dayuxu markuu Qorraxda raaco.
- 3
وَٱلنَّهَارِ إِذَا جَلَّىٰهَا
Turjubaanka: Wannahaari izaa jallaa haa
Iyo Maalintu markay ifiso.
- 4
وَٱلَّيْلِ إِذَا يَغْشَىٰهَا
Turjubaanka: Wallaili izaa yaghshaa haa
Iyo Habeenku markuu daboolo (madoobaado).
- 5
وَٱلسَّمَآءِ وَمَا بَنَىٰهَا
Turjubaanka: Wassamaaa'i wa maa banaahaa
Iyo Samada iyo say u dhisantahay.
- 6
وَٱلْأَرْضِ وَمَا طَحَىٰهَا
Turjubaanka: Wal ardi wa maa tahaahaa
Iyo Dhulka iyo suu u fidsanyahay.
- 7
وَنَفْسٍۢ وَمَا سَوَّىٰهَا
Turjubaanka: Wa nafsinw wa maa sawwaahaa
Iyo Nafta iyo sida Eebe u ekeeyay.
- 8
فَأَلْهَمَهَا فُجُورَهَا وَتَقْوَىٰهَا
Turjubaanka: Fa-alhamahaa fujoorahaa wa taqwaahaa
Una tusiyay Jidka xun iyo ka Eebe kayaabiddaba.
- 9
قَدْ أَفْلَحَ مَن زَكَّىٰهَا
Turjubaanka: Qad aflaha man zakkaahaa
Ee waxaa liibaanay Ruxii Naftiisa Daarhiriya.
- 10
وَقَدْ خَابَ مَن دَسَّىٰهَا
Turjubaanka: Wa qad khaaba man dassaahaa
Waxaana khasaaray Ruuxii Naftiisa xumaan dhex galiya.
- 11
كَذَّبَتْ ثَمُودُ بِطَغْوَىٰهَآ
Turjubaanka: Kazzabat Samoodu bi taghwaahaaa
Thamuud waxay beeniyeen (xaqii) kibir dartiis.
- 12
إِذِ ٱنۢبَعَثَ أَشْقَىٰهَا
Turjubaanka: Izim ba'asa ashqaahaa
Marku tagay koodi xumaa (si uu hasha u dilo).
- 13
فَقَالَ لَهُمْ رَسُولُ ٱللَّهِ نَاقَةَ ٱللَّهِ وَسُقْيَٰهَا
Turjubaanka: Faqaala lahum Rasoolul laahi naaqatal laahi wa suqiyaahaa
Oo Rasuulkii Eebana ku yidhi, iska daaya Hasha Eebe iyo Cabbideeda.
- 14
فَكَذَّبُوهُ فَعَقَرُوهَا فَدَمْدَمَ عَلَيْهِمْ رَبُّهُم بِذَنۢبِهِمْ فَسَوَّىٰهَا
Turjubaanka: Fakazzaboohu fa'aqaroohaa fadamdama 'alaihim Rabbuhum bizambihim fasaw waahaa
Wayna beeniyeen Rasuulkii Hashiina way Dileen markaasaa Eebe si daran u caddibay Dambigooda dartiis.
- 15
وَلَا يَخَافُ عُقْبَٰهَا
Turjubaanka: Wa laa yakhaafu'uqbaahaa
Isagoon Eebe ka yaabaynin cidhib (iyo wax yeello)
Daabacaadda tarjumaada: so.abduh
Aayadda maqalka ah: Mishary Rashid Alafasy (128kbps via islamic.network CDN).
Qoraal iyo tarjumaad: api.alquran.cloud · Uthmani Carabi.
Haddii micnaha ayah uusan caddayn, weydii macalin aqoon leh - gaar ahaan arrimaha sharciga iyo caqiidada.