Furayaasha: J ku xigta · K aayad hore
- 1
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ وَٱلْفَجْرِ
Turjubaanka: Wal-Fajr
Eebe wuxuu ku dhaartay Waabariga.
- 2
وَلَيَالٍ عَشْرٍۢ
Turjubaanka: Wa layaalin 'ashr
Iyo Habenanada Tobanka ah (Arrafo).
- 3
وَٱلشَّفْعِ وَٱلْوَتْرِ
Turjubaanka: Wash shaf'i wal watr
Iyo Tirada siman iyo tan is dheer.
- 4
وَٱلَّيْلِ إِذَا يَسْرِ
Turjubaanka: Wallaili izaa yasr
Iyo Habeenku markuu tagayu.
- 5
هَلْ فِى ذَٰلِكَ قَسَمٌۭ لِّذِى حِجْرٍ
Turjubaanka: Hal fee zaalika qasamul lizee hijr
Miyayna arrintaasu ahayn wax loogu dhaarto Qof caqli leh.
- 6
أَلَمْ تَرَ كَيْفَ فَعَلَ رَبُّكَ بِعَادٍ
Turjubaanka: Alam tara kaifa fa'ala rabbuka bi'aad
Ma ku soo Gaadhay sida Eebahaa ku falay Caad.
- 7
إِرَمَ ذَاتِ ٱلْعِمَادِ
Turjubaanka: Iramaa zaatil 'imaad
Ee ahaa Irama xooggana lahaa.
- 8
ٱلَّتِى لَمْ يُخْلَقْ مِثْلُهَا فِى ٱلْبِلَٰدِ
Turjubaanka: Allatee lam yukhlaq misluhaa fil bilaad
Wax la mid ahna aan iugu abuurin dhulka.
- 9
وَثَمُودَ ٱلَّذِينَ جَابُوا۟ ٱلصَّخْرَ بِٱلْوَادِ
Turjubaanka: Wa samoodal lazeena jaabus sakhra bil waad
Iyo Thamuud-kii ahaa dhagaxa kuwa ku jarjara Waadiga.
- 10
وَفِرْعَوْنَ ذِى ٱلْأَوْتَادِ
Turjubaanka: Wa fir'awna zil awtaad
lyo Fircoonkii dhakawyada lahaa.
- 11
ٱلَّذِينَ طَغَوْا۟ فِى ٱلْبِلَٰدِ
Turjubaanka: Allazeena taghaw fil bilaad
kuwiina ahaa ku xadgudbay dhulka.
- 12
فَأَكْثَرُوا۟ فِيهَا ٱلْفَسَادَ
Turjubaanka: Fa aksaroo feehal fasaad
12 Kuna badiyay dhexdiisa fassaadka.
- 13
فَصَبَّ عَلَيْهِمْ رَبُّكَ سَوْطَ عَذَابٍ
Turjubaanka: Fasabba 'alaihim Rabbuka sawta 'azaab
Markaasaana Eeba ku shubay Caddibaad daran.
- 14
إِنَّ رَبَّكَ لَبِٱلْمِرْصَادِ
Turjubaanka: Inna Rabbaka labil mirsaad
Maxaayeelay Eebe waa u darbanyahay (abaalmarinta).
- 15
فَأَمَّا ٱلْإِنسَٰنُ إِذَا مَا ٱبْتَلَىٰهُ رَبُّهُۥ فَأَكْرَمَهُۥ وَنَعَّمَهُۥ فَيَقُولُ رَبِّىٓ أَكْرَمَنِ
Turjubaanka: Fa ammal insaanu izaa mab talaahu Rabbuhoo fa akramahoo wa na' 'amahoo fa yaqoolu Rabbeee akraman
Marks Eebe Dadka imtixaano xoolana ugu nicmeeyo wuxuu dhihi (kan xun) waa lai sharrifay (isagoo faani).
- 16
وَأَمَّآ إِذَا مَا ٱبْتَلَىٰهُ فَقَدَرَ عَلَيْهِ رِزْقَهُۥ فَيَقُولُ رَبِّىٓ أَهَٰنَنِ
Turjubaanka: Wa ammaaa izaa mabtalaahu faqadara 'alaihi rizqahoo fa yaqoolu Rabbeee ahaanan
Haddiise Eebe imtixaano oo Xoolaha ku yareeyo wuxuu dhihi Eebaa i dulleeyay.
- 17
كَلَّا ۖ بَل لَّا تُكْرِمُونَ ٱلْيَتِيمَ
Turjubaanka: Kalla bal laa tukrimooo nal yateem
Saas ma aha ee waxaydaan dhaqaalaynayn Agoonka.
- 18
وَلَا تَحَٰٓضُّونَ عَلَىٰ طَعَامِ ٱلْمِسْكِينِ
Turjubaanka: Wa laa tahaaaddoona 'alaata'aamil miskeen
Mana fartaan in masaakiinta wax la siiyo.
- 19
وَتَأْكُلُونَ ٱلتُّرَاثَ أَكْلًۭا لَّمًّۭا
Turjubaanka: Wa taakuloonat turaasa aklal lammaa
Waxaadna aad u cuntaan dhaxal xaq darro.
- 20
وَتُحِبُّونَ ٱلْمَالَ حُبًّۭا جَمًّۭا
Turjubaanka: Wa tuhibboonal maala hubban jammaa
Xoolahana waxaad u jeceshihiin si daran.
- 21
كَلَّآ إِذَا دُكَّتِ ٱلْأَرْضُ دَكًّۭا دَكًّۭا
Turjubaanka: Kallaaa izaaa dukkatil ardu dakkan dakka
Saas ma aha ee marka dhulka la burburiyo.
- 22
وَجَآءَ رَبُّكَ وَٱلْمَلَكُ صَفًّۭا صَفًّۭا
Turjubaanka: Wa jaaa'a Rabbuka wal malaku saffan saffaa
Eebe iyo Malaguna la yimaaddo amarkiisa Malaa'igtoo safan.
- 23
وَجِا۟ىٓءَ يَوْمَئِذٍۭ بِجَهَنَّمَ ۚ يَوْمَئِذٍۢ يَتَذَكَّرُ ٱلْإِنسَٰنُ وَأَنَّىٰ لَهُ ٱلذِّكْرَىٰ
Turjubaanka: Wa jeee'a yawma'izim bi jahannnam; Yawma 'iziny yatazakkarul insaanu wa annaa lahuz zikraa
Naarta Jahannamana Maalintaas la keeno, Dadku waxay xusuusan waxay faleen, Maxayse xusuusi tari.
- 24
يَقُولُ يَٰلَيْتَنِى قَدَّمْتُ لِحَيَاتِى
Turjubaanka: Yaqoolu yaa laitanee qaddamtu lihayaatee
Waxay dhihi shallaytee maan wanaag hormarsado.
- 25
فَيَوْمَئِذٍۢ لَّا يُعَذِّبُ عَذَابَهُۥٓ أَحَدٌۭ
Turjubaanka: Fa Yawma izil laa yu'azzibu 'azaabahooo ahad
Malintaas sida Eebe wax ruux u Cadaabi ma jiro.
- 26
وَلَا يُوثِقُ وَثَاقَهُۥٓ أَحَدٌۭ
Turjubaanka: Wa laa yoosiqu wasaaqa hooo ahad
Wax sida Eebe wax u xidhina ma jiro.
- 27
يَٰٓأَيَّتُهَا ٱلنَّفْسُ ٱلْمُطْمَئِنَّةُ
Turjubaanka: Yaaa ayyatuhan nafsul mutma 'innah
Naftase xaqa rumaysay ee Xasillooneey.
- 28
ٱرْجِعِىٓ إِلَىٰ رَبِّكِ رَاضِيَةًۭ مَّرْضِيَّةًۭ
Turjubaanka: Irji'eee ilaa Rabbiki raadiyatam mardiyyah
U noqo Eebaha adoo raalli ah lagana raalli noqday.
- 29
فَٱدْخُلِى فِى عِبَٰدِى
Turjubaanka: Fadkhulee fee 'ibaadee
dhexgalna Addoomadayda (wanaagsan).
- 30
وَٱدْخُلِى جَنَّتِى
Turjubaanka: Wadkhulee jannatee
Galna Jannadayda.
Daabacaadda tarjumaada: so.abduh
Aayadda maqalka ah: Mishary Rashid Alafasy (128kbps via islamic.network CDN).
Qoraal iyo tarjumaad: api.alquran.cloud · Uthmani Carabi.
Haddii micnaha ayah uusan caddayn, weydii macalin aqoon leh - gaar ahaan arrimaha sharciga iyo caqiidada.