Dhammaan suuradaha

Suurad 86

The Nightcommer

سُورَةُ الطَّارِقِ

At-Taariq · Maka

Furayaasha: J ku xigta · K aayad hore

Maqal
  1. 1

    بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ وَٱلسَّمَآءِ وَٱلطَّارِقِ

    Turjubaanka: Wassamaaa'i wattaariq

    Eebe wuxuu ku dhaartay Samada iyo Xiddigga guura.

  2. 2

    وَمَآ أَدْرَىٰكَ مَا ٱلطَّارِقُ

    Turjubaanka: Wa maaa adraaka mattaariq

    Ma taqaan Xiddigga guura.

  3. 3

    ٱلنَّجْمُ ٱلثَّاقِبُ

    Turjubaanka: Annajmus saaqib

    Waa Xiddig ifa.

  4. 4

    إِن كُلُّ نَفْسٍۢ لَّمَّا عَلَيْهَا حَافِظٌۭ

    Turjubaanka: In kullu nafsil lammaa 'alaihaa haafiz

    Ee Nafwalba waxaa kor jooga ilaaliye (Malag).

  5. 5

    فَلْيَنظُرِ ٱلْإِنسَٰنُ مِمَّ خُلِقَ

    Turjubaanka: Fal yanzuril insaanu mimma khuliq

    Ee Dadku ha dayo waxa laga abuuray.

  6. 6

    خُلِقَ مِن مَّآءٍۢ دَافِقٍۢ

    Turjubaanka: Khuliqa mim maaa'in daafiq

    Waxaa laga abuuray Biyo booda.

  7. 7

    يَخْرُجُ مِنۢ بَيْنِ ٱلصُّلْبِ وَٱلتَّرَآئِبِ

    Turjubaanka: Yakhruju mim bainissulbi wat taraaa'ib

    Kana soobaxa Dhabar iyo laab dhexdood.

  8. 8

    إِنَّهُۥ عَلَىٰ رَجْعِهِۦ لَقَادِرٌۭ

    Turjubaanka: Innahoo 'alaa raj'ihee laqaadir

    Eebana waa karaa soo celinta Dadka (qiyaamada).

  9. 9

    يَوْمَ تُبْلَى ٱلسَّرَآئِرُ

    Turjubaanka: Yawma tublas saraaa'ir

    Maalinta la imtixaani waxa (Laabta) ku qarsoon.

  10. 10

    فَمَا لَهُۥ مِن قُوَّةٍۢ وَلَا نَاصِرٍۢ

    Turjubaanka: Famaa lahoo min quwwatinw wa laa naasir

    Dadkuna Xoog ma leh (Maalintaas) iyo wax u gargaaara midna.

  11. 11

    وَٱلسَّمَآءِ ذَاتِ ٱلرَّجْعِ

    Turjubaanka: Wassamaaa'i zaatir raj'

    Eebana wuxuu ku dhaartay Samada Roobka leh.

  12. 12

    وَٱلْأَرْضِ ذَاتِ ٱلصَّدْعِ

    Turjubaanka: Wal ardi zaatis sad'

    Iyo Dhulka jeexma (waxna ka soo baxo).

  13. 13

    إِنَّهُۥ لَقَوْلٌۭ فَصْلٌۭ

    Turjubaanka: Innahoo laqawlun fasl

    Ee Quraanku waa hadal wax kala bixiya (wanaagga iyo Xumaanta).

  14. 14

    وَمَا هُوَ بِٱلْهَزْلِ

    Turjubaanka: Wa maa huwa bil hazl

    Ciyaarra ma aha (ee waa dhab).

  15. 15

    إِنَّهُمْ يَكِيدُونَ كَيْدًۭا

    Turjubaanka: Innahum yakeedoona kaidaa

    Gaaladu waxbay dhakri.

  16. 16

    وَأَكِيدُ كَيْدًۭا

    Turjubaanka: Wa akeedu kaidaa

    Annaguna waanu kaydi (Abaalmarin).

  17. 17

    فَمَهِّلِ ٱلْكَٰفِرِينَ أَمْهِلْهُمْ رُوَيْدًۢا

    Turjubaanka: Famahhilil kaafireena amhilhum ruwaidaa

    Ee u sug Gaalada wax yar.

Daabacaadda tarjumaada: so.abduh

Aayadda maqalka ah: Mishary Rashid Alafasy (128kbps via islamic.network CDN).

Qoraal iyo tarjumaad: api.alquran.cloud · Uthmani Carabi.

Haddii micnaha ayah uusan caddayn, weydii macalin aqoon leh - gaar ahaan arrimaha sharciga iyo caqiidada.

The Nightcommer — Islam Word