Dhammaan suuradaha

Suurad 113

The Daybreak

سُورَةُ الفَلَقِ

Al-Falaq · Maka

Furayaasha: J ku xigta · K aayad hore

Maqal
  1. 1

    بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلْفَلَقِ

    Turjubaanka: Qul a'uzoo bi rabbil-falaq

    Waxaad dhahdaa (Nabiyow) waxaan ka magangalay Eebeha Subaxa (abuuray).

  2. 2

    مِن شَرِّ مَا خَلَقَ

    Turjubaanka: Min sharri ma khalaq

    Wixii shar leh sharkiisa.

  3. 3

    وَمِن شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ

    Turjubaanka: Wa min sharri ghasiqin iza waqab

    Iyo Habeenka sharkiisa markuu madoobaado.

  4. 4

    وَمِن شَرِّ ٱلنَّفَّٰثَٰتِ فِى ٱلْعُقَدِ

    Turjubaanka: Wa min sharrin-naffaa-thaati fil 'uqad

    Iyo sharka Sixirrowga wax ku tufa guntimaha.

  5. 5

    وَمِن شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ

    Turjubaanka: Wa min shar ri haasidin iza hasad

    Iyo sharka Xaasidka wax Xasda.

Daabacaadda tarjumaada: so.abduh

Aayadda maqalka ah: Mishary Rashid Alafasy (128kbps via islamic.network CDN).

Qoraal iyo tarjumaad: api.alquran.cloud · Uthmani Carabi.

Haddii micnaha ayah uusan caddayn, weydii macalin aqoon leh - gaar ahaan arrimaha sharciga iyo caqiidada.