Dhammaan suuradaha

Suurad 114

Mankind

سُورَةُ النَّاسِ

An-Naas · Maka

Furayaasha: J ku xigta · K aayad hore

Maqal
  1. 1

    بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلنَّاسِ

    Turjubaanka: Qul a'uzu birabbin naas

    Waxaad dhahdaa «Nabiyow» waxaan ka magangeley Eebaha dadka barbaariya.

  2. 2

    مَلِكِ ٱلنَّاسِ

    Turjubaanka: Malikin naas

    Ee dadka xukuma.

  3. 3

    إِلَٰهِ ٱلنَّاسِ

    Turjubaanka: Ilaahin naas

    Ee ah Ilaaha dadka.

  4. 4

    مِن شَرِّ ٱلْوَسْوَاسِ ٱلْخَنَّاسِ

    Turjubaanka: Min sharril was waasil khannaas

    Sharka «iyo xumaanta» waswaasiyaha qarsoon.

  5. 5

    ٱلَّذِى يُوَسْوِسُ فِى صُدُورِ ٱلنَّاسِ

    Turjubaanka: Al lazee yuwas wisu fee sudoorin naas

    Ee waswaasiya laabta «Qalbiga» dadka.

  6. 6

    مِنَ ٱلْجِنَّةِ وَٱلنَّاسِ

    Turjubaanka: Minal jinnati wan naas

    «Kuwaas wax waswaasinayna» oo ah jinni iyo insiba.

Daabacaadda tarjumaada: so.abduh

Aayadda maqalka ah: Mishary Rashid Alafasy (128kbps via islamic.network CDN).

Qoraal iyo tarjumaad: api.alquran.cloud · Uthmani Carabi.

Haddii micnaha ayah uusan caddayn, weydii macalin aqoon leh - gaar ahaan arrimaha sharciga iyo caqiidada.

Mankind — Islam Word