Dhammaan suuradaha

Suurad 112

The Sincerity

سُورَةُ الإِخۡلَاصِ

Al-Ikhlaas · Maka

Furayaasha: J ku xigta · K aayad hore

Maqal
  1. 1

    بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ قُلْ هُوَ ٱللَّهُ أَحَدٌ

    Turjubaanka: Qul huwal laahu ahad

    Waxaad dhahdaa (Nabiyow) Eebe waa Kali (wehelna ma leh).

  2. 2

    ٱللَّهُ ٱلصَّمَدُ

    Turjubaanka: Allah hus-samad

    Waana Sayid (deeqtoon).

  3. 3

    لَمْ يَلِدْ وَلَمْ يُولَدْ

    Turjubaanka: Lam yalid wa lam yoolad

    Eebe wax ma dhalin, isna lama dhalin.

  4. 4

    وَلَمْ يَكُن لَّهُۥ كُفُوًا أَحَدٌۢ

    Turjubaanka: Wa lam yakul-lahu kufuwan ahad

    Wax la mid ahna ma jiro.

Daabacaadda tarjumaada: so.abduh

Aayadda maqalka ah: Mishary Rashid Alafasy (128kbps via islamic.network CDN).

Qoraal iyo tarjumaad: api.alquran.cloud · Uthmani Carabi.

Haddii micnaha ayah uusan caddayn, weydii macalin aqoon leh - gaar ahaan arrimaha sharciga iyo caqiidada.