Furayaasha: J ku xigta · K aayad hore
- 1
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ تَبَّتْ يَدَآ أَبِى لَهَبٍۢ وَتَبَّ
Turjubaanka: Tab bat yadaa abee Lahabinw-wa tabb
Waxaa khasaaray Gacmihii Abuulahab, halaagmayna.
- 2
مَآ أَغْنَىٰ عَنْهُ مَالُهُۥ وَمَا كَسَبَ
Turjubaanka: Maa aghna 'anhu maaluhu wa ma kasab
Waxna uma tarin Xoolihiisii iyo wuxuu kasbadayna.
- 3
سَيَصْلَىٰ نَارًۭا ذَاتَ لَهَبٍۢ
Turjubaanka: Sa yas laa naran zaata lahab
Wuxuuna gali Naar Olal leh.
- 4
وَٱمْرَأَتُهُۥ حَمَّالَةَ ٱلْحَطَبِ
Turjubaanka: Wam ra-atuh hamma latal-hatab
Haweenaydiisii Qoryaha xambaari jirtayna (waxay gali Naar).
- 5
فِى جِيدِهَا حَبْلٌۭ مِّن مَّسَدٍۭ
Turjubaanka: Fee jeediha hab lum mim-masad
Luqunteedana waxaa la yeeli Xadhig Liif ah.
Daabacaadda tarjumaada: so.abduh
Aayadda maqalka ah: Mishary Rashid Alafasy (128kbps via islamic.network CDN).
Qoraal iyo tarjumaad: api.alquran.cloud · Uthmani Carabi.
Haddii micnaha ayah uusan caddayn, weydii macalin aqoon leh - gaar ahaan arrimaha sharciga iyo caqiidada.