Furayaasha: J ku xigta · K aayad hore
MaqalJ/K wuxuu ciyaaraa akhrin
- 1
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ إِنَّآ أَعْطَيْنَٰكَ ٱلْكَوْثَرَ
Turjubaanka: Innaa a'taina kal kauthar
Annagaa ku Sinnay Nabiyow Waadi Janno (iyo khary badan).
- 2
فَصَلِّ لِرَبِّكَ وَٱنْحَرْ
Turjubaanka: Fa salli li rabbika wanhar
Ee tuko Eebaha dartiis, waxna u gawrac.
- 3
إِنَّ شَانِئَكَ هُوَ ٱلْأَبْتَرُ
Turjubaanka: Inna shani-aka huwal abtar
Ruuxii ku necebna waa mid cidhib beelay.
Daabacaadda tarjumaada: so.abduh
Aayadda maqalka ah: Mishary Rashid Alafasy (128kbps via islamic.network CDN).
Qoraal iyo tarjumaad: api.alquran.cloud · Uthmani Carabi.
Haddii micnaha ayah uusan caddayn, weydii macalin aqoon leh - gaar ahaan arrimaha sharciga iyo caqiidada.