Furayaasha: J ku xigta · K aayad hore
- 1
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ أَرَءَيْتَ ٱلَّذِى يُكَذِّبُ بِٱلدِّينِ
Turjubaanka: Ara-aital lazee yu kazzibu bid deen
Ka warrama kan beenin Abaalmarinta (Qiyaamada).
- 2
فَذَٰلِكَ ٱلَّذِى يَدُعُّ ٱلْيَتِيمَ
Turjubaanka: Fa zaalikal lazi yadu'ul-yateem
Kaas xooga Agoonta (xageeda).
- 3
وَلَا يَحُضُّ عَلَىٰ طَعَامِ ٱلْمِسْكِينِ
Turjubaanka: Wa la ya huddu 'alaa ta'amil miskeen
Aan kuna boorrinaynin quudinta miskiinka.
- 4
فَوَيْلٌۭ لِّلْمُصَلِّينَ
Turjubaanka: Fa wai lul-lil mu salleen
Waxaa halaag u sugnaaday kuwa tukan (waa Munaafiqiinta).
- 5
ٱلَّذِينَ هُمْ عَن صَلَاتِهِمْ سَاهُونَ
Turjubaanka: Al lazeena hum 'an salaatihim sahoon
Ee haddana halmaansan Salaaddooda.
- 6
ٱلَّذِينَ هُمْ يُرَآءُونَ
Turjubaanka: Al lazeena hum yuraa-oon
Dadkana is tusiya.
- 7
وَيَمْنَعُونَ ٱلْمَاعُونَ
Turjubaanka: Wa yamna'oonal ma'oon
Una diida alaabta (Laysugu kaalmeeyo).
Daabacaadda tarjumaada: so.abduh
Aayadda maqalka ah: Mishary Rashid Alafasy (128kbps via islamic.network CDN).
Qoraal iyo tarjumaad: api.alquran.cloud · Uthmani Carabi.
Haddii micnaha ayah uusan caddayn, weydii macalin aqoon leh - gaar ahaan arrimaha sharciga iyo caqiidada.