Dhammaan suuradaha

Suurad 109

The Disbelievers

سُورَةُ الكَافِرُونَ

Al-Kaafiroon · Maka

Furayaasha: J ku xigta · K aayad hore

Maqal
  1. 1

    بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ قُلْ يَٰٓأَيُّهَا ٱلْكَٰفِرُونَ

    Turjubaanka: Qul yaa-ai yuhal kaafiroon

    Waxaad dhahdaa, Gaalooy.

  2. 2

    لَآ أَعْبُدُ مَا تَعْبُدُونَ

    Turjubaanka: Laa a'budu ma t'abudoon

    Ma caabudayo waxaad caabudaysaan.

  3. 3

    وَلَآ أَنتُمْ عَٰبِدُونَ مَآ أَعْبُدُ

    Turjubaanka: Wa laa antum 'aabidoona maa a'bud

    Idinna ma caabudaysaan Eebahaan caabudi.

  4. 4

    وَلَآ أَنَا۠ عَابِدٌۭ مَّا عَبَدتُّمْ

    Turjubaanka: Wa laa ana 'abidum maa 'abattum

    Mana caabudin waxaad caabuddeen,

  5. 5

    وَلَآ أَنتُمْ عَٰبِدُونَ مَآ أَعْبُدُ

    Turjubaanka: Wa laa antum 'aabidoona ma a'bud

    Idinkuna (hadda) ma caabudaysaan Eebahaan caabudi.

  6. 6

    لَكُمْ دِينُكُمْ وَلِىَ دِينِ

    Turjubaanka: Lakum deenukum wa liya deen.

    Idinkana Diintiina yaad leedihiin, Anna Diintaydaan leeyahay.

Daabacaadda tarjumaada: so.abduh

Aayadda maqalka ah: Mishary Rashid Alafasy (128kbps via islamic.network CDN).

Qoraal iyo tarjumaad: api.alquran.cloud · Uthmani Carabi.

Haddii micnaha ayah uusan caddayn, weydii macalin aqoon leh - gaar ahaan arrimaha sharciga iyo caqiidada.

The Disbelievers — Islam Word