Dhammaan suuradaha

Suurad 101

The Calamity

سُورَةُ القَارِعَةِ

Al-Qaari'a · Maka

Furayaasha: J ku xigta · K aayad hore

Maqal
  1. 1

    بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ ٱلْقَارِعَةُ

    Turjubaanka: Al qaari'ah

    Qaaricada (qalbiga garaacda).

  2. 2

    مَا ٱلْقَارِعَةُ

    Turjubaanka: Mal qaariah

    Qaarica maxay tahay.

  3. 3

    وَمَآ أَدْرَىٰكَ مَا ٱلْقَارِعَةُ

    Turjubaanka: Wa maa adraaka mal qaari'ah

    Mase taqaannaa Qaarico.

  4. 4

    يَوْمَ يَكُونُ ٱلنَّاسُ كَٱلْفَرَاشِ ٱلْمَبْثُوثِ

    Turjubaanka: Yauma ya koonun naasu kal farashil mabthooth

    Waa Maalinta Dadku noqon sida Baalallay.

  5. 5

    وَتَكُونُ ٱلْجِبَالُ كَٱلْعِهْنِ ٱلْمَنفُوشِ

    Turjubaanka: Wa ta koonul jibalu kal 'ihnil manfoosh

    Buuruhuna ay noqon sida Suuf kala firdhay.

  6. 6

    فَأَمَّا مَن ثَقُلَتْ مَوَٰزِينُهُۥ

    Turjubaanka: Fa-amma man thaqulat mawa zeenuh

    Ruuxiise miisaankiisa (fiican) cuslaado.

  7. 7

    فَهُوَ فِى عِيشَةٍۢ رَّاضِيَةٍۢ

    Turjubaanka: Fahuwa fee 'ishatir raadiyah

    Wuxuu ku noolaan nolol raalli ah.

  8. 8

    وَأَمَّا مَنْ خَفَّتْ مَوَٰزِينُهُۥ

    Turjubaanka: Wa amma man khaffat mawa zeenuh

    Ruuxiise uu fududaado Miisaankiisa (fiican).

  9. 9

    فَأُمُّهُۥ هَاوِيَةٌۭ

    Turjubaanka: Fa-ummuhu haawiyah

    Wuxuu u hoydaa (Naarta) Haawiya.

  10. 10

    وَمَآ أَدْرَىٰكَ مَا هِيَهْ

    Turjubaanka: Wa maa adraaka maa hiyah

    Ma taqaannaa Haawiya.

  11. 11

    نَارٌ حَامِيَةٌۢ

    Turjubaanka: Naarun hamiyah

    Waa Naar kulayl daran.

Daabacaadda tarjumaada: so.abduh

Aayadda maqalka ah: Mishary Rashid Alafasy (128kbps via islamic.network CDN).

Qoraal iyo tarjumaad: api.alquran.cloud · Uthmani Carabi.

Haddii micnaha ayah uusan caddayn, weydii macalin aqoon leh - gaar ahaan arrimaha sharciga iyo caqiidada.

The Calamity — Islam Word