Dhammaan suuradaha

Suurad 100

The Courser

سُورَةُ العَادِيَاتِ

Al-Aadiyaat · Maka

Furayaasha: J ku xigta · K aayad hore

Maqal
  1. 1

    بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ وَٱلْعَٰدِيَٰتِ ضَبْحًۭا

    Turjubaanka: Wal'aadi yaati dabha

    Eebe wuxuu ku dhaartay Fardaha Jahaadka u orda iyagoo qaylyi.

  2. 2

    فَٱلْمُورِيَٰتِ قَدْحًۭا

    Turjubaanka: Fal moori yaati qadha

    iyo kuwa dabka Qoobkooda ku ifiya (guuraha).

  3. 3

    فَٱلْمُغِيرَٰتِ صُبْحًۭا

    Turjubaanka: Fal mugheeraati subha

    Iyo kuwa Cadawga weerara Subaxdii.

  4. 4

    فَأَثَرْنَ بِهِۦ نَقْعًۭا

    Turjubaanka: Fa atharna bihee naq'a

    Ee Boodhka kiciya.

  5. 5

    فَوَسَطْنَ بِهِۦ جَمْعًا

    Turjubaanka: Fawa satna bihee jam'a

    Cadawgana dhexgala.

  6. 6

    إِنَّ ٱلْإِنسَٰنَ لِرَبِّهِۦ لَكَنُودٌۭ

    Turjubaanka: Innal-insana lirabbihee lakanood

    Ee Dadku Eebohood waa diideen.

  7. 7

    وَإِنَّهُۥ عَلَىٰ ذَٰلِكَ لَشَهِيدٌۭ

    Turjubaanka: Wa innahu 'alaa zaalika la shaheed

    Arrintaasna Dadku wuu ogyahay.

  8. 8

    وَإِنَّهُۥ لِحُبِّ ٱلْخَيْرِ لَشَدِيدٌ

    Turjubaanka: Wa innahu lihubbil khairi la shadeed

    Dadkuna Xoola jacaylka waa ku daranyahay.

  9. 9

    ۞ أَفَلَا يَعْلَمُ إِذَا بُعْثِرَ مَا فِى ٱلْقُبُورِ

    Turjubaanka: Afala ya'lamu iza b'uthira ma filquboor

    Miyuuna ogayn Marka Xabaalaha waxa ku jira la soo bixiyo.

  10. 10

    وَحُصِّلَ مَا فِى ٱلصُّدُورِ

    Turjubaanka: Wa hussila maa fis sudoor

    Laabaha waxa ku qarsoonna la muujiyo.

  11. 11

    إِنَّ رَبَّهُم بِهِمْ يَوْمَئِذٍۢ لَّخَبِيرٌۢ

    Turjubaanka: Inna rabbahum bihim yauma 'izil la khabeer

    In Eebohood Maalintaas ogyahay.

Daabacaadda tarjumaada: so.abduh

Aayadda maqalka ah: Mishary Rashid Alafasy (128kbps via islamic.network CDN).

Qoraal iyo tarjumaad: api.alquran.cloud · Uthmani Carabi.

Haddii micnaha ayah uusan caddayn, weydii macalin aqoon leh - gaar ahaan arrimaha sharciga iyo caqiidada.

The Courser — Islam Word