Furayaasha: J ku xigta · K aayad hore
- 1
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ أَلْهَىٰكُمُ ٱلتَّكَاثُرُ
Turjubaanka: Al haaku mut takathur
Waxaa idin shuqliyay Dadow wax badsasho (iyo isu faanid),
- 2
حَتَّىٰ زُرْتُمُ ٱلْمَقَابِرَ
Turjubaanka: Hatta zurtumul-maqaabir
Intaad Xabaalaha ka tagtaan (dhimataan).
- 3
كَلَّا سَوْفَ تَعْلَمُونَ
Turjubaanka: Kalla sawfa ta'lamoon
Saas ma aha ee waad ogaandoontaan.
- 4
ثُمَّ كَلَّا سَوْفَ تَعْلَمُونَ
Turjubaanka: Thumma kalla sawfa ta'lamoon
Haddana saas ma ehee waad ogaandoontaan (Faanka cidhibtiisa).
- 5
كَلَّا لَوْ تَعْلَمُونَ عِلْمَ ٱلْيَقِينِ
Turjubaanka: Kalla law ta'lamoona 'ilmal yaqeen
Haddaad dhab ahaan wax u ogtihiin (Waad dayn lahaydeen xumaanta).
- 6
لَتَرَوُنَّ ٱلْجَحِيمَ
Turjubaanka: Latara-wun nal jaheem
Dhab ahaan baad u arkaysaan (Naarta) Jaxiima,
- 7
ثُمَّ لَتَرَوُنَّهَا عَيْنَ ٱلْيَقِينِ
Turjubaanka: Thumma latara wunnaha 'ainal yaqeen
Ka dibna waxaad u arkaysaan Nartaas si yaqiin ah.
- 8
ثُمَّ لَتُسْـَٔلُنَّ يَوْمَئِذٍ عَنِ ٱلنَّعِيمِ
Turjubaanka: Thumma latus alunna yauma-izin 'anin na'eem
Waxaana laydin warsan Maalintaas Nicmadii.
Daabacaadda tarjumaada: so.abduh
Aayadda maqalka ah: Mishary Rashid Alafasy (128kbps via islamic.network CDN).
Qoraal iyo tarjumaad: api.alquran.cloud · Uthmani Carabi.
Haddii micnaha ayah uusan caddayn, weydii macalin aqoon leh - gaar ahaan arrimaha sharciga iyo caqiidada.