Furayaasha: J ku xigta · K aayad hore
- 1
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ إِذَا زُلْزِلَتِ ٱلْأَرْضُ زِلْزَالَهَا
Turjubaanka: Izaa zul zilatil ardu zil zaalaha
Marka DHulka la gilgilo.
- 2
وَأَخْرَجَتِ ٱلْأَرْضُ أَثْقَالَهَا
Turjubaanka: Wa akh rajatil ardu athqaalaha
Dhulkuna soo bixiyo culaykiisii (wixii ku aasnaa).
- 3
وَقَالَ ٱلْإِنسَٰنُ مَا لَهَا
Turjubaanka: Wa qaalal insaanu ma laha
Dadkuna (Gaaladuna) dhahaan maxay leedahay.
- 4
يَوْمَئِذٍۢ تُحَدِّثُ أَخْبَارَهَا
Turjubaanka: Yawmaa izin tuhad dithu akhbaaraha
Maalintaas waxay ka sheekayn warkeeda.
- 5
بِأَنَّ رَبَّكَ أَوْحَىٰ لَهَا
Turjubaanka: Bi-anna rabbaka awhaa laha
Maxaayeelay Eebaa u waxyooday.
- 6
يَوْمَئِذٍۢ يَصْدُرُ ٱلنَّاسُ أَشْتَاتًۭا لِّيُرَوْا۟ أَعْمَٰلَهُمْ
Turjubaanka: Yawma iziy yas durun naasu ash tatal liyuraw a'maalahum
Maalintaas Dadku way soo bixi iyagoo kala tagsan (xagga Diinta iyo Camalkaba) si ay u arkaaan camalkooda.
- 7
فَمَن يَعْمَلْ مِثْقَالَ ذَرَّةٍ خَيْرًۭا يَرَهُۥ
Turjubaanka: Famaiy ya'mal mithqala zarratin khai raiy-yarah
Ruuxiise wax yaroo khayra fala wuu arki.
- 8
وَمَن يَعْمَلْ مِثْقَالَ ذَرَّةٍۢ شَرًّۭا يَرَهُۥ
Turjubaanka: Wa maiy-y'amal mithqala zarratin sharraiy-yarah
Kiise wax yar oo shar fala wuu arki.
Daabacaadda tarjumaada: so.abduh
Aayadda maqalka ah: Mishary Rashid Alafasy (128kbps via islamic.network CDN).
Qoraal iyo tarjumaad: api.alquran.cloud · Uthmani Carabi.
Haddii micnaha ayah uusan caddayn, weydii macalin aqoon leh - gaar ahaan arrimaha sharciga iyo caqiidada.