Dhammaan suuradaha

Suurad 97

The Power

سُورَةُ القَدۡرِ

Al-Qadr · Maka

Furayaasha: J ku xigta · K aayad hore

Maqal
  1. 1

    بِّسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ إِنَّآ أَنزَلْنَٰهُ فِى لَيْلَةِ ٱلْقَدْرِ

    Turjubaanka: Innaa anzalnaahu fee lailatil qadr

    Annagaa soo dajinnay Quraanka Habeenka LaylatulQadarka ah (sharafta leh).

  2. 2

    وَمَآ أَدْرَىٰكَ مَا لَيْلَةُ ٱلْقَدْرِ

    Turjubaanka: Wa maa adraaka ma lailatul qadr

    Ma taqaanna LaylatulQadarka.

  3. 3

    لَيْلَةُ ٱلْقَدْرِ خَيْرٌۭ مِّنْ أَلْفِ شَهْرٍۢ

    Turjubaanka: Lailatul qadri khairum min alfee shahr

    Waa Habeen ka khayr badan Kun Bilood (oo kale).

  4. 4

    تَنَزَّلُ ٱلْمَلَٰٓئِكَةُ وَٱلرُّوحُ فِيهَا بِإِذْنِ رَبِّهِم مِّن كُلِّ أَمْرٍۢ

    Turjubaanka: Tanaz zalul malaa-ikatu war roohu feeha bi izni-rab bihim min kulli amr

    Waxaana soo daga Malaa'igta (kale) iyo Malaku Jibriil habecnkaas idanka Eebe dartiis iyo amarkiisa.

  5. 5

    سَلَٰمٌ هِىَ حَتَّىٰ مَطْلَعِ ٱلْفَجْرِ

    Turjubaanka: Salaamun hiya hattaa mat la'il fajr

    Waana Habeen nabadgalyo inta waagu ka haryi.

Daabacaadda tarjumaada: so.abduh

Aayadda maqalka ah: Mishary Rashid Alafasy (128kbps via islamic.network CDN).

Qoraal iyo tarjumaad: api.alquran.cloud · Uthmani Carabi.

Haddii micnaha ayah uusan caddayn, weydii macalin aqoon leh - gaar ahaan arrimaha sharciga iyo caqiidada.

The Power — Islam Word