Dhammaan suuradaha

Suurad 104

The Traducer

سُورَةُ الهُمَزَةِ

Al-Humaza · Maka

Furayaasha: J ku xigta · K aayad hore

Maqal
  1. 1

    بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ وَيْلٌۭ لِّكُلِّ هُمَزَةٍۢ لُّمَزَةٍ

    Turjubaanka: Wai lul-li kulli hu mazatil-lumaza

    Halaag Wuxuu u Sugnaaday xanle wax ceebeya oo Dhan,

  2. 2

    ٱلَّذِى جَمَعَ مَالًۭا وَعَدَّدَهُۥ

    Turjubaanka: Al-lazi jama'a maalaw wa'addadah

    Oo Xoolaha kulmiya (xaqana ku bixinin).

  3. 3

    يَحْسَبُ أَنَّ مَالَهُۥٓ أَخْلَدَهُۥ

    Turjubaanka: Yahsabu anna maalahu akhladah

    Ma wuxuu malayn in xoolihiisu waarin.

  4. 4

    كَلَّا ۖ لَيُنۢبَذَنَّ فِى ٱلْحُطَمَةِ

    Turjubaanka: Kalla layum ba zanna fil hutamah

    Saas ma aha ee waxaa lagu tuuri (Naarta) Xudhama.

  5. 5

    وَمَآ أَدْرَىٰكَ مَا ٱلْحُطَمَةُ

    Turjubaanka: Wa maa adraaka mal-hutamah

    Ma taqaannaa Xudhama.

  6. 6

    نَارُ ٱللَّهِ ٱلْمُوقَدَةُ

    Turjubaanka: Narul laahil-mooqada

    Waa Naarta Eebe ee la huriyay.

  7. 7

    ٱلَّتِى تَطَّلِعُ عَلَى ٱلْأَفْـِٔدَةِ

    Turjubaanka: Al latee tat tali'u 'alalafidah

    Gubaysana Quluubta (Kulayl dartiis).

  8. 8

    إِنَّهَا عَلَيْهِم مُّؤْصَدَةٌۭ

    Turjubaanka: Innaha 'alaihim moosada

    Waana lagu dabooli Naartaas Gaalada.

  9. 9

    فِى عَمَدٍۢ مُّمَدَّدَةٍۭ

    Turjubaanka: Fee 'amadim-mu mad dadah

    Tiraar la fidiyay yayna ahaan dhexdeeda.

Daabacaadda tarjumaada: so.abduh

Aayadda maqalka ah: Mishary Rashid Alafasy (128kbps via islamic.network CDN).

Qoraal iyo tarjumaad: api.alquran.cloud · Uthmani Carabi.

Haddii micnaha ayah uusan caddayn, weydii macalin aqoon leh - gaar ahaan arrimaha sharciga iyo caqiidada.

The Traducer — Islam Word