Dhammaan suuradaha

Suurad 1

The Opener

سُورَةُ ٱلْفَاتِحَةِ

Al-Faatiha · Maka

Suuradan, Aayadda hore waxa ka mid ah Basmalah; tirooyinka aayadaha caalamiga ah iyo isbarbardhigga codka musxafka ee jaangooyada.

Furayaasha: J ku xigta · K aayad hore

Maqal
  1. 1

    بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

    Turjubaanka: Bismillaahir Rahmaanir Raheem

    Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.

  2. 2

    ٱلْحَمْدُ لِلَّهِ رَبِّ ٱلْعَٰلَمِينَ

    Turjubaanka: Alhamdu lillaahi Rabbil 'aalameen

    Mahad Eebaa iska leh ee barbaariyaha Caalamka ah (Koonka).

  3. 3

    ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

    Turjubaanka: Ar-Rahmaanir-Raheem

    Ee naxariis guud iyo mid gaaraba naxariista.

  4. 4

    مَٰلِكِ يَوْمِ ٱلدِّينِ

    Turjubaanka: Maaliki Yawmid-Deen

    Ee hanta maalinta abaalmarinta (Qiyaamada).

  5. 5

    إِيَّاكَ نَعْبُدُ وَإِيَّاكَ نَسْتَعِينُ

    Turjubaanka: Iyyaaka na'budu wa lyyaaka nasta'een

    adiga unbaan ku caabudaynaa, adiga unbaana kaa kaalmo waydiisanaynaa (Eebow).

  6. 6

    ٱهْدِنَا ٱلصِّرَٰطَ ٱلْمُسْتَقِيمَ

    Turjubaanka: Ihdinas-Siraatal-Mustaqeem

    ee nagu hanuuni jidka toosan (Xaqa).

  7. 7

    صِرَٰطَ ٱلَّذِينَ أَنْعَمْتَ عَلَيْهِمْ غَيْرِ ٱلْمَغْضُوبِ عَلَيْهِمْ وَلَا ٱلضَّآلِّينَ

    Turjubaanka: Siraatal-lazeena an'amta 'alaihim ghayril-maghdoobi 'alaihim wa lad-daaalleen

    Jidka kuwii aad unicmaysay eedan u cadhoonin dhuminna.

Daabacaadda tarjumaada: so.abduh

Aayadda maqalka ah: Mishary Rashid Alafasy (128kbps via islamic.network CDN).

Qoraal iyo tarjumaad: api.alquran.cloud · Uthmani Carabi.

Haddii micnaha ayah uusan caddayn, weydii macalin aqoon leh - gaar ahaan arrimaha sharciga iyo caqiidada.

The Opener — Islam Word